Waxaa goor dhawayd been lagu sheegay Warar saacadihi la soo dhaafay ay baahisay Idaacadda VOA.oo sheegaya in ay geeriyootay fanaanadda Luul Jelyaani.

Warkaan oo ahaa in ay Geeriyootay fananadii caanka ahayd Luul Jelyaani, ayaa lagu baahiyey website-ka iyo baraha bulshada ee idaacadda oo ku saabsanaa inay geeriyootay fanaanadda Luul Jelyaani.

Geerida fanaanadda Luul Jelyaani ayaa waxaa u sheegtay Idaacada VOA siiyey Sahra Cumar Dhuule oo ah fannaanad ku nool magaalada Minneapolis.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here