HomeWarkiiGen. Cabdalla Cabdalla oo ku eedeeyay Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka inuu hoosta...

Gen. Cabdalla Cabdalla oo ku eedeeyay Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka inuu hoosta kala shaqeyn jirey Alshabaab

May be an image of daisGen. Cabdalla Cabdalla ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook wuxuu kaga jawaabay qoraal sida uu sheegay ka soo baxay Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Xildhibana Abshirow.
Xildhibaan Abshirow ayaa la sheegay inuu ku eedeeyay Gen. Cabdala Cabdala uu hurinayo colaada Sh.hoose  islamarkaana gacanta lagusoo dhigi doono.
Gen. Cabdalla Cabdalla oo u jawaabayay ayaa isna ku eedeeyay Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka inuu hoosta kala shaqeyn jirey Alshabaab uuna hada u xiisay shaqadaasi.
Haddaba halkaan ka akhriso qoraalka Gen. Cabdalla Cabdalla oo sidiisa u qoran:-May be an image of text that says "BEENAYN EEDA WAR-SUUOIDA WAR-SI AH"
Beenin eedaha war-Suuqiga ah ee Xildhiban Abshirow:
Waxaan aad uga xumahay eedaha uu Xildhibaan Abshirow u jeediyay shacabka Gobolka Shabeellaha Hoose. Waa arrin laga xumaado in shacabka deegaanka lagu tilmaamo maleeshiyaad, iyadoo la wada ogyahay doorka muuqda ee ay ka qaataan difaaca dalka iyo garab istaagga Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Waxaa sidoo kale, si rasmi ah u beenaynayaa eedeymaha aan sal iyo raadka lahayn ee hadafka qaldan laga leeyahay inay yihihiin waxba kama jiraan.
Waa nasiib darro in kuwii hoos khawaarijta kala shaqayn jiray ee dadka iyo dowladda isku diri jiray ay Weli shaqadoodii u xiiso qabaan, lkn waxaa Allah mahadiis ah in waqtiga ka hiiliyay, dadka iyo dowladduuduna Maanta ul iyo diirkeed yihiin .
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -