General Gacmadule ayaa si kulul uga hadlay damaca Itoobiya iyo Maamulka Somaliland oo aqoonsi raadis heshiisyo la galaya Itoobiya

Jaeraalka wuxuu sheegay in  Itoobiya Dhul Soomaaliyeed uusan u saxiixi karin nin daba-dhilif ah islamarkaana uusan ku wareejin karin.

Advertisement

“waxaana leenahay maanta Awood Ciidan cunaqabateyntiina  waa nalaga qaaday”ayuu yiri Gacma dulle

Hadaba muuqaalkaan ka daawo warbixxintiisa oo dhameystiran:-

Previous articleDAAWO: Afhayeenka Booliiska oo ka hadlay howlgalo danbiilayaal ay ku soo qabteen
Next articleGudoonka Baarlamaanka Puntland oo la dhameystirey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here