HomeWarkiiGolaha Amaanka ee QM oo u codeeyey in la xiro Xafiiskooda Soomaaliya.

Golaha Amaanka ee QM oo u codeeyey in la xiro Xafiiskooda Soomaaliya.

NEW YORK (DAYNIILE.COM)-Fadhi ay yeesheen Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ayay  kaga hadleen arin ku saabsan Somalia gaar ahaana Xafiiskooda Muqdisho ku yaal.

Golaha wuxuu cod u qaaday islamarkaana si buuxda iskugu raacay in gabi ahanaba la xiro  xafiiska QM ee Soomaaliy.

Mareykankanka ayaa hor boodayay talaabadaan iyagoo ku celcelinaayay in Somalia ay tahay markaan wixii ka danbeeya inay isku tashtaan.

Mareykanka waxay sidoo kale sheegeen in waqti & dhaqaale badan uga baxay Amniga Soomaalida oo mudo ay kabayeen.

Si kastaba Dowlada Somalia hadii aysan dhaqaalaha iska furdaamin waxaa joogsan doona howlgalka AUSSOM iyadoona dalalka hada ciidamada la joogana ay bixi doonaan xili awal deyman lagu lahaa.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -