HomeWarkiiGolaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo cod buuxa ku ansixiyay qaraarkii Trump ee...

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo cod buuxa ku ansixiyay qaraarkii Trump ee ahaa in ciidamo nabad ilaalin la geeyo Qaza

NEW YORK (DAYNIILE.COM)-Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa cod buuxa waxay ku ansixiyeen qaraarkii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee ahaa in ciidamo nabad ilaalin la geeyo marinka Qaza si ay amniga shacabkaasi u sugaan.

15-ka dal ee joogtada ku ah Golaha amaanka Qaramada Midoobe waxaa aqbalay 13 ka mid ah halka labada dal ee Ruushka iyo Shiinaha ay ka aamuseen.

Fulinta qaraarka Madaxweyne Trum waxaa sal looga dhigay in la dhiso laba gudi kuwaasoo kala ah Guddiga loogu magac daray Gudiga Nabadda oo isku dubbaridi doona holwaha gargaarka,Gudiga xaqiijinaya Ciidanka Xasilinta oo amniga Qaza looga danbeyn doono.

Waxaa xusid mudan in Somalia ka mid tahay dalalka 13-ka dal ee ansixiyay madaama aan ka mid nahay dalalka Qaramada Midoobe ka heysta kuraasta

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

May be an image of one or more people and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -