Sida aan warka ku heleyno magaalada Muqdisho ayaa sheegayo in Dalka Soomaliya uu galayo marxalad adag uu ka soo baxay 20 sano ka hor taa oo ah magaalada Muqdisho yeelato dhowr Maamuul

Maalinta Bari oo Maamulka Farmaajo oo Waqtiga ka dhacay ay doonayaa in Laba Sano Been ah ku darsadaan taa oo sida muuqata sharciga qaban horay Dalka uga dhicin

Arintaa ayaa la sheegayqa dhanka kale ee ka soo horjeeda in iyaguna Diyaarinooyaa in ay Doortaan Madaxweyne kumeel Gaar ah iyo Baarlamaan taa oo haday dhacdo Jahwareer Siyaasadeed la galin Doono

Warar Hoose aan helnay ayaa sheegaya in madaxweyne Kumeel gaar 2sano ah loo dooran Dono Madaxweynahii Hore Sheikh shariif Sheikh Ahmed halkaa sida la sheegay xarun ka dhigan doono Waqooyiga Muqdisho waxaana jira in Durba isagu yeeray Xalay saraakii shii hore ee la shaqeyn jirtay

Dhanka kale Dadaalo waxaa jira ay Beesha Caalamka wado ee lagu baajinaayo qalaqaaso Siyaasadeedkaasi lagu doonaayo dalka in dib loo celiyo 30 sano ka hor meeshoow joogay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here