Golaha Bad baadinta Qaraka oo soo saraayo Go aamo shirka ugu qeyb galayaan

Golaha Badbaadinta Qaranka ee Dhawaan looga dhawaaqay Magaalada Muqdisho ayaa sharuuda ku xiray ka qeyb galka Shirkq Xalane

Kuwaa oo kala ah

1 in shirka uu Gudoomin karin Madaxweynaha Xilka ka dhamaaday

2 in shirka loo shiro Golaha Badbaadinta Qaranka iyo Kooxaha kalee xulufada la ah Dowlada waqtiga ka dhacay

In Ajandaha Shirka Soo wada Diyaariyaan Laba Gudi ee labada Dhinac ah

In Beesha Caalamka Damaanad qadaa waxii shirka ka soo baxo hirgalineysa

In Vilada ka baxo Farmaajo hadoow Musharax yahay uun saxiixi karin waxii ka danbeeyey 8.2. 2021

In Taliyaashii ku lug lahaa weerarkii 19.2.2021 xilka laga qaado

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here