Waxaa wax yar ka hor ka bilaawday Xarunta sida weyn loo ilaaliyo ee Xalane shir ay ka qeyb galayaan dhamaan Golaha Badbaadinta Qaranka Soomaliyeed daladaa oo ku mideysan yihiin Maamulada Puntland ,Jubbaland
,Midoowga Musharaxiinta iyo masuuliyiinta Somaliland

Kulanka ayaa ah mid diirada lagu saaraayo sida Soomaliya loo samata bixin lahaa oo loo heli lahaa Hanaan doorasho loo dhan yahay

Shirka ayaa waxaa shir gudoominayo Gudoomiyaha Golaha Mudane Cabdixaash waxuuna ajanduhu yahay sida Beesha Caalamka loogu muujin lahaa in ay Diyaar u yahiin in Dalka ka dhacdo doorasho loo dhan yahay oo ka madax banaan Dowlada waqtigeeda dhamaaday

Shirkaan ayaa ku soo aaday shir kale ee Garabka ka soo horjeeda maalintii labaad ku lahayeen Teendhada loogu tala galay shirka dhamaan ka qeyb galaan saxiixyashii 17 .9.2020

Xaalka Soomaliya ayaa hada u muuqda mid waji kale yeeshay oo Laba Garab oo isdiidan noqday waxaa la sugaa go aanka Cad ee Beeaha Lixaad ka soo baxo kaa oo lagu hagayo Hanaa doorasho loo dhan yahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here