Golaha guurtida maamulka Somaliland oo meel-mariyey xeerka guud ee doorashooyinka

0

Wararka ka imaanaya Magaalada Hargaysa ayaa sheegaya, in Mudanayaasha golaha guurtida maamulka Somaliland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa meel-mariyey xeerka guud ee doorashooyinka maamulkaasi iyo diiwaan galinta cod-bixiyeyaasha.

Fadhiga maanta oo soo xaadireen illaa 53 mudane ayaa waxaa goluy cod aqlabiyad leh ku ansixiyey xeerkaas oo muhiim u ah doorashooyinka soo socda ee Somiland.

sidoo kale Illaa 49 xildhibaan ayaa ogolaatay xeerkan oo markii hore ka soo gudbay golaha wakiilada Somaliland, laba xildhibaan ayaa diiday, waxaana sidoo kale ka aamusay hal xildhibaan, sida uu shaaciyey guddoonka golaha guurtitada ee maamulkaasi.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here