Golaha Musharixiinta ayaa ku timaamay madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday in uu yahay shaqsi ku tuntay sharciga uuna yahay Danbiile dagaal.

 

Golaha ayaa intaasi kusii daray in Farmaajo uu yahay dambiile qaran, sidaas aawgeedna  uusan ka qeyb-gelin karin xal-uhelida arrimaha kala guurka & doorashooyinka dalka.

 

 

Sidoo kale golaha ayaa eeda koowaad dusha ka saaray madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo), iyaga oo shaaca ka qaaday in dambi fool xun ay tahay in ciidanka qaranka loo adeegsado dano siyaasadeed.

 

 

Office Nairobi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here