Golaha Wakiilada Somaliland oo waqti kordhin dalbaday

Gudoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay in ay soo gaadhay warqadii mudda kordhinta Golaha wakiiladda Somaliland

waxa kale oo uu intaa ku daray in ay guddi u saarayaan soo faaqida arintaasi muddo kordhinta

Maalinta Isniinta Ah Ayaa Loo Balamay
Waxay Noqonaysaa Markii Lixaad Ee Muddo Kordhin Loo Sameeyo Golaha Wakiilada Somaliland

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064