MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Golaha Wasiirada Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa la isugu yeeray shir muhiim ah oo beri ay ka yeelan doonaan heshiiska adis-ababa ka dhacay kaasoo ay isla gaareen Maamulka Somaliland iyo Dowlada Itoobiya.

War qoraal ah oo lagu baahiyay warbaahinta Dowlada ayaa lagu sheegay in berri Shir degdeg ah la isugu yeeray Golaha Wasiirada si go’aan looga soo saaro heshiiska la sheegay inuu maanta ku dhexmaray magaalada Addis Ababa dowlada Itoobiya iyo maamulka Somaliland.

Advertisement

Ra’iisulwasaarayaashii hore Xasan Cali Kheyre iyo Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa si kala gaar gaar ah waxay uga hadleen heshiiskaasi iyagoona cambaareeyay.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
May be an image of 8 people, dais and text

Previous articleDagaalamayaal Alshabaab ka tirsan oo isku soo dhiibay Dowlada
Next articleVladimir Putin oo shaaciyay inay sii kordhinayaan weerarada ay ku hayaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here