MUQDISHO(DAYNIILE.COM)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed  Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta la kulmay Safiirka Imaaraadka u fadhiya Somalia Amb. Axmed Jumca Al-Rumeysi.

Gudoomiyaha Wuxuu Safiirka yo dowladda Imaaraadka uga tacsiyeeyay Saraakishii ku geeriyootay weerarkii dhawaan ka dhacay Muqdisho gaar ahaan xerada Gordan.

Advertisement

Saraakiisha la laayay ayaadalkeena u joogay inay gacan ka geystaan dib u dhiska Ciidamada Xoogga Dalka.

Dhanka kale Guddoomiye Maxamuud ayaa dowladda Imaaraadka Carabta uga mahadceliyay taageradooda walaaltinimo ee ay la garab taganyihiin Shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladdooda.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleXamze muxuu kala hadlay Adan Madobe iyo Cabdi-Xaashi
Next articleSAWIRRO: Madaxweynaha oo ka qeyb-galay madaxeedka 37-aad ee Midowga Afrika.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here