Wararka ka imaanaya magaalada dhuusamareeb ayaa sheegaya in Guddiga Doorashada Galmudug ay hal maalin ku daray is diiwaangelinta 5-ta kursi oo horey loo shaaciyey, waxayna is Diiwaangelinta ku egtahay 23-ka November 2021.

Wararka ayaa sheegaya in kuraasta ay iska diiwaan galiyeen ilaa hadda 5-ta kursi ku dhawaad  14 musharax.

Sidoo kale doorashada ka dhacaysa dhuusamareeb ayaa ah tan ugu cadaalada daran ee ka dhacaysa Gobolada dalka, maadaama maanta uu is diiwaan galiyay Taliyaha KMG ee NISA oo ku eedaysan dilka Ikraan Tahliil asaga iyo Fahad yaasiin.

 

Office Nairobi Kenya

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here