Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle ayaa waxa uu shaaciyay Guddiga Xulista Ergada (GXE) iyo Jadwalka cusub ee labada kursi ee ka dhimanaa Kuraasta taala deegaan doorashada 2aad ee magaalada Beladweyne.

Guddiga ayaa xusay 01/04/2022 oo maalinta beri ku beegan inay tahay Diiwaangelinta ergada iyo Murashixiinta, halka 02/04/2022: la qaban doono doorashada kuraasta kala ah.

alt=”✅” draggable=false role=img class=”emoji td-animation-stack-type0-2″ v:shapes=”_x0000_i1025″>HOP#019
HOP#059

.

Office Nairobi Kenya

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here