Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyey Guddiga Xulista Ergada kuraasta kala ah: HoP#131, HoP#123, HoP#122, HoP#125 iyo HoP#110.

xubanahaan ayaa la dooran doona maalinta berri ah sidda ay xaqiijiyeen guddiga.

Sidoo kale War Saxaafadeedka Guddiga FEIT ee doorashada Ceelwaaq ee deegaan doorashada labaad ee Jubbaland. Waxaa shalay la qabtay doorashada 11 kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka BFS. Iyada oo ay goobjoog ka ahaayeen 14 xubnood oo FEIT ah, xubno melayey Guddiga Xallinta Khilaafaadka, dhammaan xubnaha Guddiga SEIT ee Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here