Guddiga Doorashooyinka Jubbaland oo soo hormariyay Xiliga doorashadda Madaxweynaha iyo Gudoonka Baarlamaanka.

Guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa is bedel ku sameeyay jadwalka doorashada, iyadoo la soo hormariyay doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo dhici doonta 19-ka bishan.

Guddiga madaxa bannaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa soo hormariyay waxaana qorshuhu ahaa in doorashada Madaxweynaha Jubbaland la qabto 24 bishaan.

Hoos ka aqriso Jadwalka Doorashooyinka Jubbaland.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064