Gudoomiyaha golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqay 10-ka xubnood ee golaha shacabka BJFS ku matali doona guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Liiska xubnaha Golaha Shacabka BJFS ku matalaayo Guddiga Qabanqaabada doorashada madaxweynaha JFS ayaa lagu sameeyay hanaanka Awood qeybsiga Soomaalida ee 4.5.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here