Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Boostada iyo Isgaarsiinta ee Golaha Shacabka ayaa u yeeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta ee Xukuumadda Soomaaliya si wax looga weydiiyo go’aankii masiiriga ahaa ee uu wasiirku kaligiis ka gaaray Aaladaha TikTok, Telegram iyo 1-Expet.

Go’aanadda nuucaan ayaa qasab ah in ay soo maraan Golayaasha dowladda, sida Fulinta iyo Sharci dejinta, maadaama ay tahay arrin masiiri oo Qaranka quseyso, balse muddooyinkii dambe waxaa batay Wasiirro kaligood qaata go’aanno culus.

Advertisement

Sidee u aragtaa go’aanka Guddiga Warfaafinta ee Golaha Shacabka?

Previous articleMasar oo diiday inay muwaadiniinta qaar ka mamnuucdo inay fiisaha ku soo galaan
Next articleDowladda Soomaaliya oo xaqiijisay in ciidamada cirka Soomaaliya oo wata diyaarado ay duqeynayaan goobaha Alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here