Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan oo deegaanka Masaajid Cali Gaduud oo hoostaga dagmada Cadalle Warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay  in gacan ku heynta degaanka ay kusoo laabatay Dowladda, isla markaana shacabkii ka barakacay dagaaladii deegaankaasi ka dhacay ay  dib degaankooda ugu soo laabtan lana shaqeeyaan Ciidamada Amniga

Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa xusay in uu dhamaaday Al-Shabaab waqtigooda dhawaana laga xureyn doono degaaanada kale ee ay kaga suganyihiin Gobolka Shabeellaha Dhexe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here