HomeWarkiiGuddoomiyaha Aqalka sare oo markii ugu horeysay ku dhawaaqay inuu ka quustay...

Guddoomiyaha Aqalka sare oo markii ugu horeysay ku dhawaaqay inuu ka quustay Somalia

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi C/laahi ayaa markii ugu horeysay wuxuu ku dhawaaqay inuu ka quustay Somalia islamarkaana uusan aysan muuqan midnimada Somaliweyn sida uu warka u dhigay.

“Anigu quustay Qarankaygu wuu dumay meelaan qabto ma ogi” ayuu yiri Guddoomiyaha golaha Aqalka sare Sanetor Cabdi Xaashi C/llaahi

Gudoomiyaha aqalka sare wuxuu intaasi ku daray inuu qaran Somaliyed ka quustay islamarkaana uu maanta dhihi karo wuu dumay qaranki,sidoo kale wuxuu carabka ku adkeeyay inuusan garaneyn meel uu qabto.

“dowladdeenni baynu duminay qaxoonti baanu noqonay kuwaasoo aan qiime ku lahayn adduunka, aynu ka fekerno sidaan dalkeena dib ugu midayn lahayn, Soomaali ma anfacdo reero calan sita,  Qarankaa ina badan, mana kala go’i karno.” ayuu mar kale yiri

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

Cabdi Xaashi oo tartan la'aan dib u hantey kursigiisa Aqalka Sare
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -