Guddoomiyaha degmada Cadale oo ka hadlay dhacdadii saaka lagu laayey Macaliimiita

0

Guddoomiyaha maamulka degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe oo la hadlay Goobjoog FM ayaa faah faahin ka bixiyey dhacdadii saaka lagu laayey Macaliimiita ee ka dhacday duleedka degmadaasi.

Muuse Ganey oo ah guddoomiyaha degmada Cadale ayaa xaqiijiyey in weerarkaas lagu dilay illaa 5 Macallin, xilli ay ku jireen Subac.

Guddoomiyaha ayaa tilmaamay inay wadaan baaritaano dheeri ah oo ku aadan falkaasi arxan darro ah, isagoona tilmaamay inay dhacdadaas salka ku heyso aano Qabiil.

sidoo kale Ugu dambeyn wuxuu ugu baaqay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya maamulka iyo HirShabelle inay gacan ka siiyaan sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinka ka jira halkaasi.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here