Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Federaal ee FEIT Muuse Geelle Yuusuf si ay Madaxda DG Koofur Galbeed ay ugala hadlaan tabashada ay ka qabaan kuraasta uu Guddigu dib ugu celiyay.

May be an image of 3 people, people standing, suit and sky

Mas’uuliyiin katirsan Madaxtooyada DG Koofur Galbeed ayaa Garoonka Diyaaradaha Shaati-guduud kusoo dhawaayay Wafdiga ka socda Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban heer Federaal ee FEIT.

May be an image of 4 people, people sitting, people standing and indoor

Muuse Geelle iyo xubnaha uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in ay la kulmaan Madaxweynaha DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Tabasho ka qaba go’aanka guddigaan uu ku joojiyay saddex kursi oo Koofur Galbeed lagu doortay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here