Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhigiiisa dalka Algeria.

 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhigiiisa dalka Algeria.

Guddoomiyaha Golaha shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Dalka Burkina Faso ayaa Caasimadda dalkaasi waxa uu kulan kula qaatay guddoomiyaha Baarlamaanka Ee Dalka Algeria oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo sidoo kale iskaashiga baarlamaanada labada wadan. Sidoo kale labada Guddoomiye ayaa isku afgartay in xiriir togan oo joogta ah ay wadayeshan.

barlamanka soomaaliya ayaa halkaasi kaga qayb galay shirar kala duwan oo loogu wada xajonaya mustaqbalka barlamada ee qaarada Africa .

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064