HomeWarkiiGuddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo ku dhawaaqay jadwalka doorashada golaha deegaanka ee...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo ku dhawaaqay jadwalka doorashada golaha deegaanka ee gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee Guddiga, ayaa ku dhawaaqay jadwalka doorashada golaha deegaanka ee gobolka Banaadir.

“Waxaan halkaan uga dhawaaqeynaa jadwalka doorashada golaha deegaanka.” Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan

Sidoo kale wuxuu sheegay in 25 bisha soo socota  Magaalada Muqdisho looga dareeri dooni doorasho qof iyo cod ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -