Maxamuud Macallim Cabdulle Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta xaruntiisa ku qaabilay madaxa WFP Soomaaliya El-Khidir Daloum.
Hay’ada cuntada ugu qaabilsan  Qaramada Midoobe ee WFP iyo Hay’ada Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya waxay isla soo qaadeen xaaladda xilli roobaadka El-Niño iyo sida wax looga qaban karo.
Waxaa lagu amaanay Hay’adda SODMA sida qaybta wayn uga  gaysatay wacyigalinta iyo digniinta hore ,sidoo kale waxaa lagu amaanay SODMA dadaalkeed gargaark deg-degga ah iyo habka ka hortaga aafooyinka.
Dhanka kale Gudoomiye Maxamuud Macallim ayaa WFP uga mahadceliyay xiriirka wanaagsan ay la sameeyeen hay’ada uu madaxda ka yahay ,sidoo kale  wuxuu uga mahadceliyay mudada dheer ee Hay’ada WFP ay Soomaaliya caawineysay.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE,COM
May be an image of 2 people, suit, television and newsroomMay be an image of 4 people, suit and newsroom
Previous articleIs OnePlus 11 the Best Flagship Yet? Features, Performance, and More – All You Need to Know!”
Next articleThe Ultimate iPhone Is Here: iPhone 15 Pro Review, Features, and More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here