HomeCiyaarahaGuddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee Kubbadda kolleyga iyo ku xigeenadiisa oo la doortay

Guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee Kubbadda kolleyga iyo ku xigeenadiisa oo la doortay

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Magaalada Muqdisho waxaa k dhacday doorashada hogaanka xiririka Soomaaliyeed ee kubada Koleyga sida Gudoomiyaha iyo ku xigeenadiisa taasoo ku dhacday jawi wanaagsan.
Gudoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee Kubbadda kolleyga waxaa loo doortay C/laahi Xassan C/laahi halka ku xigeenadiisa loo kala doortay Kooshin C/salam Diriye, Saalax Cumar Xassan , Shukri  Maxamed Nuur Dhalbaas .
Munaasabada doorashada waxaa xaadir ku ahaa masuuliyiin ka kala socday Wasaarada ciyaaraha iyo dhalinyarada iyo Guddiga Olombikada qaranka Soomaaliyeed ,waxay la socdeen doorashada bilaw ilaa dhamaad.
XAFIISKA WARARKA CIYAARAHA 
DAYNIILE.COMMay be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 6 people, dais and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -