Guddoomiye Cumar Filish  oo kulan la yeeshay Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo Muqdisho ku sugan.

0

Magaalada Muqdisho oo maalmihii la soo dhaafay ay ka dhacayeen Kulamo siyaasadeed iyo mid Cudud muujin, ayaa waxaa  Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo weli ku sugan Muqdisho uu xalay  kulan gaar ah la qaatay guddoomiyaha gobolka Banaaadir.

Kulanka oo ka dhacay hoyga uu Xamar ka dagan yahay Deni ayaa ka dhashay, kadib booqasho uu ugu tegay guddoomiye Cumar Filish.

Labada mas’uul ayaa ka wada-hadlay arrimo ku aadan xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka ee 2020/2021.

Sidoo kale Duqa Muqdisho ayaa si gaar ah Madaxweynaha Puntland ugu boggaadiyey doorkii uu ku lahaa in la go’aamiyo nooca doorasho ee dalka ka dhaceysa iyo heshiiska laga gaaray.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here