Waxaa maanta magaalada Nairobi ku geeriyooday Macalin Ibraahim Xuseen Dheere oo ah guddoomiyihii ganacsatada xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.

Macalin Ibraahim wuxuu in muddo ah hayay xilka guddoomiyaha guddiga adeegga macalimiinta ee Kenya.

Sidoo kale waxaa la sheegay in uu ahaa nabadoon, waxa uuna ku dhintay dada ilaa 75 jir sida ay wararku sheegayaan.

Waxaa lagu wadaa in maalinta bari ah lagu aaso qabuuraha islaamka  lagu aaso ee Magaalada Nairobi.

 

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here