Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa si wadajir ah u magacaabay xubnaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uga mid noqonaya Baarlamaanka Urur Goboleedka IGAD.

Wareegto ay soo saareen Guddoomiye Cabdi Xaashi iyo Aadan Madoobe ayaa lagu magacaabay, xubnaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uga mid noqonaya Baarlamaanka IGAD.

Advertisement

Guddoonka labada aqal ayaa waqadaan ay sida wadajirka ah u soo saareen waxaa lagu faray xoghayaha guud ee baarlamaanka dalka inuu liiska xildhibaanadaan u gudbiyo Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso magacyada Xildhibaanada la magacaabay

Previous articleDEGDEG: Koox hubaysan ayaa Caawa Mindiyo ku weeraray oo dhaawac xooggan u geystay wiil Soomaali ah
Next articleFaah faahin: Wasiir ka tirsanaa Hirshabeelle oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here