HomeWarkiiGudig qaban qaabada dhameystirka Maamulka SSC Khaatumo muxuu ka yiri Shirkii Beesha...

Gudig qaban qaabada dhameystirka Maamulka SSC Khaatumo muxuu ka yiri Shirkii Beesha Maxamuud Hart ee Gobolka Sanaag

-𝗪𝗮𝗿𝗺𝘂𝗿𝘁𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱-
𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗱𝗮 𝗤𝗮𝗯𝗮𝗻 𝗤𝗮𝗮𝗯𝗮𝗱𝗮 𝗦𝗵𝗶𝗿 𝗪𝗲𝘆𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗗𝗵𝗮𝗺𝗮𝘆𝘀𝘁𝗶𝗿𝗸𝗮 𝗗𝗼𝘄𝗹𝗮𝗱 𝗚𝗼𝗯𝗼𝗹𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝗦𝗦𝗖-𝗸𝗵𝗮𝗮𝘁𝘂𝗺𝗼 ayaa soo Saaray 𝗪𝗮𝗿𝗺𝘂𝗿𝘁𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 ay ku Taageerayaan Qodobadii kasoo baxay Shirkii Beesha Maxamuud Harti Ee ka Qabsoomay Deeganka Damale Xarage ee Gobolka Sanaag.
Sido kale ugu Baaqay Shacab Weynaha Ku Dhaqan Caasimada Dowlad Goboleedka SSC-khaatumo ee laascaanood in ay Soo Dhoweyaan Ergada Shir Weynaha ka Qayb Galaysa Ee ka kala imaanaysa Gobolka Sanaag Iyo Gobolada kale Dalka Jamhuuriyada soomaaliya.
-𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃-May be an image of text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -