GAOWE (DAYNIIILE.COM)-Guddiga Amniga doorashada maamulka Puntland islamarkaana uu dhawaan soo magacaabay Sacidi Dani ayaa goor dhaw oo maanta ah waxay saxaafada la wadaageen go’aan cusub.

Go’aanka Gudiga ayaa lagu mamnuucay in wax huba lagu dhex qaato Magaalooyinka Puntland inta lagu jiro xiliga doorashooyinka.

Advertisement

Ciidamada iyo gaadiidka siyaasiyiinta mucaaradka ayay u sheegeen inaysan wax huba isticmaali karin waqtiga doorashada ay socoto.

Talaabadaan ayaa sii kordhin karta xiisada ka taagan Magaalada Garowe marka loo eego khilaafka jira.

Haddaba qoraalka Gudiga uu soo saaray ayaa sidan u qornaa:-


XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Previous articleSafiirada Soomaaliya iyo kuweyt oo ku kulmay Nairobi
Next articleDagaal Alshabaab iyo Atmis ku dhexmaray Sh.Hoose.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here