Xog: Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in guddigii doorashada ee lagu muransanaa lagu wargeliyay hoteelada iyo guryihii ay deganaayeen in ay ugu egtahay 25ka bishan.

Xubno ka tirsan guddiga ayaa ii sheegay in lagu wargeliyay in ay ka guuraan goobaha la dejiyay oo ay ka mid ahaayeen hoteel ku dhow garoonka diyaaradaha.

Xogta aan helay ayaa sheegaysa in hogaanka guddiyada ay caawa afur ku leeyihiin xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here