
Gudiga Doorashada ay magacaawday Dowlada Federaalka ayaa in mudaa la siin wax mushaar ah kuwaa oo sidaan warka ku helnay dhawaan saxaafada la hadli doono si ay u muujiyaan dhaqaalo xumada heysato
Gudigaan ayaa mushaar ahaan u qaadan lahaa qofkii 7000 Usd ah taa oo bixin lahed Qaramada miidoobay taa oo diiday in ay dhaqaalo ku bixiso gudi aan heshiis lagu aheyn
Gudigan oo dhisan 6 Bil ka badan ayaa halmar waxaa la siiyey qofkii 4000 Usd sida aanka soo xiganay masuul ka tirsan gudiga oo ka gaabsaday in aan magaciisa shaacino
Dhanka kale waxaa jira warar hoose oo sheegayo in Gudiga laga saari doono ilaa iyo 12 ka mid ah kuwaa oo dhamaantood ah shaqaalo Dowladeed oo u badan Nabad sugid