Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Wakiilada Puntland  Xasan Cabdalla Xasan ayaa Saaka  magacaabay Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamanka Puntland sida Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa.

Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Wakiilada oo ka kooban 7 xubnood halkaan hoose ka akhrixo qoraalka Gudoomiyaha oo sidiisa u qoran:-

Advertisement

 

Previous articleMaxkamada Ciidamada oo xukun adag ku riday nin Alshabaabnimo ku eedeysnaa
Next articleDEG DEG: Golaha wasiirada oo jawaab adag ka bixiyay Talaabada Itoobiya qaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here