Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha wuxuu dhammaan bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku nool Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, halkan kula wadaagayaa liiska ururrada siyaasadeed ee ka tartami doona Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo degmooyinka ay ka tartami doonaan.
