HomeWarkiiGudiga Doorashooyinka oo shaacinaya dhawaan shuruudaha laga rabo musharixiinta u tartamaya golaha...

Gudiga Doorashooyinka oo shaacinaya dhawaan shuruudaha laga rabo musharixiinta u tartamaya golaha deegaanka

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Af-hayeenka Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha C/fataax Faysal Xuseen oo saxaafada kula hadlay xarunta gudiga ayaa ka hadlay doorashooyinka golaha deegaanka ee dhawaan Muqdisho ka qabsoomeysa.

Af-hayeen C/fataax  ayaa shaaciyay in dhawaan la shaacin doono shuruudaha laga rabo musharixiinta u tartamaya golaha deegaanka madaama dhawaan ay dhacayaan doorashooyinka.

Haddaba halkaani ka daawo faah-faahinta gudoomiyaha:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -