Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa maanta xarunta dhexe ee PEC kulan balaaran kula yeeshay Xisbiyada Siyaasadda Puntland gaar ahaan kuwa taageera Saciid Dani.
Kulanka oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Guddiga Hon Fu’aad Adeer oo uu weheliyay Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Mudane 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑴𝒂𝒙𝒂𝒎𝒖𝒖𝒅 𝑪𝒖𝒎𝒂𝒓 iyo xubnaha sare ee Guddiga ayna ka soo qaybgaleen madaxda xisbiyada Siyaasadda Puntland ayay si wada jira ugu shaaciyeen waqtiga ay bilaamanayso 𝙎𝙝𝙖𝙖𝙘𝙞𝙣𝙩𝙖 𝙬𝙖𝙦𝙩𝙞𝙜𝙖 𝘿𝙞𝙞𝙬𝙖𝙖𝙣𝙜𝙚𝙡𝙞𝙣𝙩𝙖 𝙞𝙮𝙤 𝙗𝙞𝙡𝙤𝙬𝙜𝙖 𝙬𝙖𝙘𝙮𝙞𝙜𝙚𝙡𝙞𝙣𝙩𝙖 Doorashooyinka madaxtooyada iyo baarlamaanka Puntland.
Haddaba halkaan ka daawo muuqaal uu diyaariyay Gudiga Doorashooyinka Puntland:-