HomeWarkiiGudiga Doorashooyinka Qaranka oo liiska tartamayaasha Galmudug ka reebay Xisbiga Sheekh Shaakir

Gudiga Doorashooyinka Qaranka oo liiska tartamayaasha Galmudug ka reebay Xisbiga Sheekh Shaakir

LIISKA URURRADA SIYAASADDA EE KU TARTAMAYA DOORASHADA KU-CELISKA AH EE DAWLAD-GOBOLEEDKA GALMUDUG.May be an image of ‎text that says "‎FEDERAALKA SOOMAALIYA SOOHDIMAHA الصومال جههمورية المستقلة الوطنية اللجنة SOMALI FEDERAL REPUBLIC INDEPENDENT COMMISSION WAR-SAXAAFADEED Taariikh: Sebtember Guddiga 2026 URURRADA SIYAASADDA DOORASHADA KU-CELISKA DAWLAD-GOBOLEEDKA GALMUDUG Doorashooyinka Qaranka Soohdimaha (GMDQS) gudanaya waajibaadkiisa shaqo islamarkaana fulinaya Jadwalka Doorashada Guddigu saaray August iyo diyaargarowga qabashada Doorashada orsheysan September 2026, Galmudug. Guddigu waxa uu ku wargelinayaa Ururrada Siyaasadda iyo daneeyeyaasha doorashooyinka isku-sidkan Dawlad-Goboleedka Galmudug xirantay 500 gudbinta Liisaska Murashaxiinta tartamaya doorashada ku-celiska Haddaba, Ururrada Siyaasadda gudbiyey Liisaska Murashaxiinta Doorashada Isku-Sidkan Ku-Celiska ah Dawlad-Goboleedka Galmudug waxay yihiin: CADAALADDA MADALSAN MIDNIMADDA TIIR SOOMAALIYEED SOOMAALIYEED WADAJIRKA DADKA SOOMAALIYEED DAN SHACAB SINCAD DHALINYARADA TALO QARAN RAMAAS -DHAMMAAD- info@niebc.gov.so‎"‎May be an image of map and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -