Gudiga Doorshada Jubaland ee Golaha Isbadal Doonka oo iyaguna ku dhawaaqay 75 Xidhibaan

P

Gudiga Doorshada Jubaland ee Golaha #Isbadal Doonka ayaa iyaguna ku #dhawaaqay liiska golaha baarlamaanka 2aad ee jubaland kana kooban 75 xildhibaan.

Jubbaland waxay ku socotaa inay yeelato 2 baarlamaan oo kala duwan oo kala dooran doono 2 Madaxweyne

#Shariif ,, Gaas, iyo Xaaf kuligood si gobonimo leh ayey kursiga u baneeyeen maxaa Axmed Madoobe daaray oo uu kursiga u baneyn la’yahay?

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064