Gudiga Doorashada Galmudug oo Fahad Yaasiin magacowday dhamaantood:*

1. *Wacaysle*: Mohamed Ahmed Nur (Waa Sarkaal ka tirsan Nabad Sugida).

2. *Duduble*: Cabdicasiis Nuur Yuusuf (Waa Sarkaal ka tirsan Nabad Sugida).

3. *Sacad*: Farhmo Xasan Maxamuud (Waa Sarkaal ka tirsan Nabad Sugida).

4. *Saleemaan*: Maxamed Qaasim Maxamuud (Hay’ad Fahad leeyahay ayuu maamule ka yahay).

5. *Cayr*: Maxamed Daahir Gulleed (Fahad ayaa keenay, AAWarsame ayaa lagula dagaalamayaa).

6. *Saruur*: Xaawo-kiin Maxamed Cali (Waa Hoggaamiye kamid ah Xoogaga Wadaniyiinta)

7. *Sheekhaal*: Maxamed Cabdiraxmaan Cabdullahi (Fahad ayaa keenay).

8. *Mareexaan*: Cabdiraxmaan Ismaaciil Shire (Waxaa keensaday Cabdishakuur Cali Mire)

*Dir iyo Murusade* waa laga tagay oo gudiga laguma soo darin.

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here