Guddiga maaliyadda Iyo miisaaniyadda ee labada Aqal BJFS ayaa kulan la qaatay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu wehliyo xisaabiyaha guud ee Qaranka.

Kulanka oo uu shir guddoominayay xoghayaha guddiga miisaaniyadda, maaliyadda qorsheynta Iyo la xisaabtanka hay’addaha dowladda ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdulqaadir Xuseen Cabdi Uurdoox waxa ay xubnaha guddiga Wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda Iyo xisaabiyaha guud ay su’aalo ka weydiiyeen xisaabxirkii sanadkii 2022.

Sidoo kale guddiga maaliyadda Iyo miisaaniyadda labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ayaa kulan la qaatay hanti dhowrka guud ee Qaranka oo ay ka wada hadleen arrimaha xisaab xirkii sanadkii 2022.

Xubnaha guddiga ayaa su’aalo ku saabsan xsaabxirkii ku dhamaaday 31-kii bishii December 2022 weydiiyay hanti dhowrka ee Qaranka, waxaana dhankiisa uu ka jawaabay su’aalaha xubnaha guddiga ay weydiinayeen.

Kulanka waxaa shir guddoominayay xoghayaha guddiga miisaaniyadda, maaliyadda qorsheynta iyo la xisaabtanka hay’adaha dowladda ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdulqaadir Xuseen Cabdi Uurdoox.

=XIGASHO WARBAAHINTA DOWLADA=
May be an image of 1 person and beardMay be an image of 1 personMay be an image of 2 people and newsroomMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 1 person, dais and newsroomMay be an image of 2 peopleMay be an image of 2 people and newsroomMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 5 people, people studying and suitMay be an image of 3 people and people studyingMay be an image of 4 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 people, people studying, dais and newsroomMay be an image of 2 people, beard and people smilingMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 2 people and newsroomMay be an image of 2 people and newsroomMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 6 people, people studying and suitMay be an image of 2 people, beard, people smiling, glasses and newsroomMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 9 people and people studyingMay be an image of 2 people

Previous articleMadaxa who oo ka deyriyay halista gaajada iyo cudurada Gaza ku heysta Caruurta+SAWIRRO
Next articleHowlgal lagu laayay Alshabaab badan oo laga fuliyay xadka Jubooyinka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here