Gudoomitaha Aqalka Sare Warkiisa waa aan wadahadalno Aan Heshiino waayey

0

Danaheenna aan kawada tashanno ninka leh ayaa xalka uga dhow midka leh kawada tashan meynnee anigaa kaligeey katalinaya.

Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi waa masuul muddo badan usoo joogay geeddi socodka siyaasadda Soomaaliya, een weli salka dhigin.

Waa masuul og in uu gebagebo yahay muddo xileedki loo igmaday isla markaana diyaar u ah in wax heshiis lagu yahay markale lawada dhisto.

Cid kasta oo maanta kutalisa in la isu baadi goobo siyaasiyiinti Soomaaliyeed ee wakhtigu kala geeyay si looga heshiiyo khilaafaadka iyo kala aragti duwaanaashihii muddada soo jiitamayay waan soo dhoweynayaa.

Kala dirid isu keenid ayaa kafiican wixi la isla ogyahana ceeb makeenaan haddeey keenaanna isku caasis makeenaan.

Abdirizak Mohamed Kabayare

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here