Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa warqaddan u diray beesha caalamka, isagoo ku sheegay in madaxweyne Farmaajo iyo xukuumaddiisu ay sharcigii ku tunteen isla markaana ay nidaam sharciga baalmarsan u mareen magacaabista guddiyada doorashada Soomaaliya.

Akhriso warqadda Cabdi Xaashi u diray caalamka.

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here