Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi, ayaa kasoo horjeestay Guddiga doorashada ee uu xalay magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuuseen Rooble.

Cabdi Xaashi ayaa sababta ku sheegay in laga tagay xubnihii Guddiga ku mataleyay Somaliland oo isagu horey u magacaabay.

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here