Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdi Xaashi  ayaa qoraal uu ku dalbanayo in aan la fara galin doorashada Xildhibaanada labada aqal ee Gobolada Waqooyi u diray Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda maamul goboleedyada dalka.

Qoraalka uu soo saaray Gudoomiyaha Aqalka sare ayuu ku dalbaday in ay si madax banaan doorashada u maamulan Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi sidoo kale iyagu qorsheeyaan goobta lagu qabanayo doorashada iyo cida amaankeeda sugeysa.

Waxa uu sheegay Gudoomiye Cabdi Xaashi in aysan jirin wali wax heshiis ah oo laga gaaray khilaafka guddiga doorashada gobolada Waqooyi, waxa uuna xusay in aysan jirin reer Waqooyi is heesta balse faragalin ku hayaan dad doonaya in Farmaajo dib loo

Halkan ka Akhriso Qoraalka Cabdi Xaashi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here