Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, Marwo Karin Johansson iyo xubno kale oo la socday.
Guddoomiyaha iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay, xaaladda guud ee Dalka, arrimaha dib u eegista Dastuurka iyo sidii midowga Yurub ay gacan uga gaysan lahaayeen horumarinta howlaha Golaha Aqalka Sare ee BJFS.
=xigasho warbaahinta Dowlada=
May be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 2 people and dais
Previous articleAadan Madoobe iyo Laftagareen oo maanta fureen shirka Farta Maayga+SAWIRRO
Next articleCiidamada Degmada Dayniile oo soo qabtay burcad dishay Xalay nin caan ka ahaa degmadaasi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here