Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta ka dhoofay garoonka Adan Abdulle international Airport ee Magaalada Muqdisho.
Gudoomiyaha iyo wafdigiia waxay ku sii jeedaan Magaalada Rome ee Xarunta Dalka Talyaaniga halkasoo uu uga bilaaban doono howlo shaqo.
Sh. Aadan Madoobe ayaa casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa dalka Tayaaniga,halkaasoo ay kulamana ku wada qaada doonaan .
Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa inta uu casuumaada ku joogo Talyaaniga waxaa lagu wadaa inuu madaxda sare ee dalkaasi kala soo hadlo arimo labada Dal wada quseeya.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
DAYNIILE.COM



