HomeWarkiiGudoomiyaha Gobolka Banaadir oo goor dhaw xilal magacaabay

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo goor dhaw xilal magacaabay

𝐌𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬 𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐞𝐲𝐚𝐚𝐥.
𝑴𝒖𝒒𝒅𝒊𝒔𝒉𝒐, 18 𝑱𝒖𝒏𝒆 2025: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Magacaabay.
1- Mudane 𝐈𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐢𝐢𝐥 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧, Agaasimaha Waaxda Maamulka Dhul bixinta Dowladda Hoose ee Muqdisho. Waxaana xilalkii laga qaaday Mudane Zakariya Bashiir Muude iyo Mudane Cabdicasiis Axmed Cali.
2- 𝐗𝐚𝐦𝐝𝐢 𝐅𝐚𝐭𝐱𝐢 𝐂𝐚𝐥𝐢, Waxaa loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Amniga iyo Dariseynta Gobolka Banaadir. Waxaana xilalkii laga qaaday, Mudane Cabdifataax Jiinow Gacal iyo Mudane Mahad Xuseen Axmed.
3- 𝐇𝐚𝐧𝐢 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐂𝐚𝐥𝐢, Waxaa loo Magacaabay Agaasimaha Waaxda Biyaha iyo Deegaanka. Waxaana xilkii laga qaaday Mudane Cabdullaahi Xasan Maxamed.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa mas’uuliyiintaan kula dardaarmay in ay dardargeliyaan howlaha shaqo ee loo idmaday.
—𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃—May be an image of 1 person, headscarf and textMay be an image of 1 person, headscarf and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -