Kulanka ayaa furmay Wuxuuna Gudoomiyaha Barlamaanka Aden Madoobe ka codsaday xildhibaanada golaha shacabka inay iska soo doortaan 10 xubnood oo soo agaasimi doona doorashada Madaxweynaha.

Halka Aqalka Sare iyagana 6 xubnood ay iska soo dooran doonaan iyo hal xubin oo guddoonka Barlamaanka ku dari doono. 17 xubnoo ayey wadarta guud noqon doontaa

Muddo Hal saac ah ayaa lasiiyay xildhibaanada inay dhexdooda iska soo xulaan xubnaha guddiga soo qaban qaabin doona doorashada Madaxweynaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here